Madaxweyne Farmaajo oo Imaaraadka gaaray kadib saxiixi dekedaha Boosaso iyo Berbera

Sida lagu qoray twitter-ka villa Somalia madaxweynaha DFS ayaa gaarayAbu Dubia iyadoo xiisada imaarkaadka iyo Soomaaliya ay cirka iskusii shareereyso.

Twitter -ka ayaa lo qoray sidan

Madaxweynaha Mudane ayaa gaaray Abu Dhabi, halkaas oo uu wada hadallo kula leeyahay madaxda dalka Imaaraadka Carabta.