Madaxweynaha Uganda oo cambaareeyey Qarixii dhawaan ka dhacay Muqdisho

Madaxweyne Yoweri Museveni oo ay Ciiddamo ka joogaan Somalia waxa uu si kulul u cambaareeyey qaraxasi, oo ay ku geeriyoodeen in ka badan 300 oo qof.

“Uganda waxay si kulul u cambaaraynaysaa weerarkii waxuushnimada ee ka dhacay Muqdisho, kaasi oo galaaftay nolosha boqolaal qof” ayuu yiri Madaxweyne Museveni.

Qoraal uu soo dhigay Bartiisa Twitter-ka ayaa waxa uu Tacsi u diray Qoysaska ay dadka kaga geeriyoodeen Qaraxaasi.
Dhinaca kale, Uganda waxaa Somalia ka jooga Kumanaan Askari Ugandese oo qeyb ka ah Hawlgalka AMISO

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media