Madaxweynaha Soomaaliya Oo Mareykanka Kaga Qeyb Galaya Shirka Golaha Amaanka QM

Wafdi uu hogaaminaayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta u Ambabaxay  dalka Maraykanka.

Waxaa Madaxweynaha Garoonka diyaaradaha Kusii Sagootiyay Ra’iisulwasaaraha  Soomaaliya  Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke, Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo Mas’uuliyiin kale oo ka socda labaada gole.

Madaxweyne Xasan sheekh Maxamuud ayaa Magaaladda New York kaga qeybgali doona shirka Golaha Amaanka Ee QM.

Dowladda Soomaaliya ayaa qeyb ka ah dowladaha ugu badan ee taageerada ka hela QM.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor