Madaxweynaha Soomaaliya oo Maanta Ku Wajahan Garowe

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta lagu wadaa iney gaaraan Magaaladda Garoowe Ee Xarunta Maamulka Puntland.

Booqashadda Madaxweynaha Ee Puntland waxa xaqiijisay Madaxtooyadda Puntland oo shaacisay inuu Maanta tagayo Garoowe.

Ammaanka Puntland ayaa Aad loo adkeeyay gaar ahaan Garoowe.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor