Madaxweynaha Soomaaliya oo la Kulmay Dhigiisa Masar (Sawirro)

Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Sharm El Sheikh ee Gobolka Siinaay Kula Kulmay dhigiisa Dalka Masar C/fitaax Al-Sii-Sii.

Madaxweynaha Dalka Soomaaliya Xasan sh Maxamuud ayaa Sheegay in loo baahan yahay in Shirka Maalgashiga ee lagu qabtay dalka Masar mid lamida lagu qabto dalka Soomaaliya si ay uga Faa’iideestaan Umadda Soomaaliyeed.

Dhanka Kale Labada Madaxweyne ayaa ka wada hadlay arimo ku aadan xiriirka Labada dal.

m1 m2 m3 m4 m5 m6 m7 m8 m9 m10 m11 m12 m13 m14