Madaxweynaha Soomaaliland oo ammaro kasoo saaray Qandaraasyada uu bixiyo Maamulkiisa(Wareegto)

Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland muuse Biixi Cabdi ayaa lagu wargeliyay dhammaan wasaaraddaha iyo sidoo kale hay’addaha madax-bannaan.

Waxaa Wareegtada ku qoran in heshiisyada qandaraasyada ah ee ka badan $5,000 (shan kun oo doolar) ay kusoo wargeliyaan guddiga qandaraaslayaasha Soomaaliland.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada kasoo baxday Xafiiska Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland.