Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay Geerida Wasiir ka tirsan Maamulkaas

Madaxweynaha Maamulka  Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa Tacsi u diray dhammaan Umadda Puntland Qoyska iyo Eheladii uu kabaxay Allaha u naxariistee Marxuum Wasiir Cabdinuur Cilmi Maxamuud( Biindhe) oo ahaa Wasiirkii Beeraha Puntland oo Saaka ku geeriyooday magaalada Muqdisho oo uu in muddo ah kuxanuunsanaa.

Hoos ka Akhriso Warka Qoraalka ah ee ka soo baxay xafiiska Madaxweynaha Puntland.