Madaxweynaha oo la kulmay saraakiisha Booliska Soomaaliya

Madaxweynaha dowlada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta la kulmay saraakiisha Ciidamada Booliska dalka.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saraakisha kula kulmay xarunta taliska qeybta guud ee booliska gobolka Banadir oo uu maanta tagay madaxweynaha.

Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ayaa sheegeysa in Madaxweynaha uu saraakiisha kala hadlay arrimaha amniga iyo qodobo kale.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor