Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya oo booqday Qansaxdheere

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta gaaray degmadda Qansaxdheere ee gobolka Baay.

Si diiran ayaa wafdiga Madaxweynaha Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya loogu Soo dhaweeyay degmadaasi.

Booqashada Madaxweynaha ayaa lagu sheegay mid loogu guurgalayo xaalada Degmadaasi.

Degmadda Qansaxdheere ee gobolka Baay ayaa kamida degooyinka ay ku xooganaayeen Al Shabaab.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor