Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka hadlay dagaalka Al-Shabaab

Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif XAsan Sheekh Aadan oo ka mid ah Madaxda dowlad goboleedayda ka qeyb galeysa shirka Amniga Qaranka ayaa halkaasi khudbad ka jeediyey.

Shariifka ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin rajada shirkasi laga qabo in dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab maadaama shirkaasi looga hadlayo arrimaha Amniga dalka.

“Allha Mahadiisa waxa Maanta si rasmiha noogu furmey shirka Aminga Qaranka oo uu  ufurey Madaxeynaha Jamhuuriyaddda Fedaralka soomaaliya Mudane Mohamed Abdullahi Faramaajo. Waxana uu socon doona shirka Mudo Labo maalin ah iyadoona lagu gurfeen doono Sidii Wadanka Nabada loogu dhigi lahaa Loogana sifeen laha Maleeshiyada Al shabaab.

Madaxda kale ee dalka ayaa iyna khudbado xasaasi ah ay halkaasi ka jeediyeen,iyaga oo kaga hadlay arrimo dhowr ah.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media