Madaxweynaha Hir-Shabeelle oo Magacaabay Wakiilka Maamulkaas ee Guddiga Xaduudaha Qaranka

Madaxweynaha Maamulka Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa Magacaabay Wakiilka dowladda goboleedka Hir-Shabeelle ee Guddiga Madaxa Banaan ee Xaduudaha iyo Federaalka.

Wareegto ka soo baxday Xafiika Madaxweyne Cosoble ayaa waxaa Wakiilka Hir-Shabeelle ee Guddiga Madaxa Banaan ee Xaduudaha iyo Federaalka loogu magacaabay in uu noqdo Maxamuud Maxamed Macalin.

Hoos Ka Akhriso Wareegtada

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media