Madaxtooyada Jubuland ” Jubbaland waxay xaq u leedahay inay ka faaiideysato kheyraadkeeda inta laga helayo nidaam la isla ogol-yahay oo lagu wadaagayo kheyraadka Dalka”

War-saxaafadeed Madaxtooyada Jubbaland faafisay oo ay email ku heshay idaacada Dalsan ayaa lagu sheegay in mammal goboleedka Jubbaland go’aansatey inaan la aqbali karin habka ay dowladda federaalku u maareynayso kheyraadka dalka.
Warka ayaa lagu sheegay sidoo kale in Sidaa awgeed dowlad goboleedka jubbaland waxay xaq u leedahay inay ka faaiideysato kheyraadkeeda inta laga helayo nidaam la isla ogol-yahay oo lagu wadaagayo kheyraadka Dalka.

 

Hoos ka aqri lifaaqa warsaxaafadeedka.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor