Maareeyayaasha Dekedda iyo Garoonka Muqdisho oo la magacaabay

Waxa goor dhaw la magacaabay maareeyayayaasha Garoonka iyo Dekedda Muqdisho Axmed Washinton iyo Yuusuf jaale sida warka aan ku heleyno.

Yusuf Jaale ayaa ahaa gudoomiye ku xigeenkii gobolka Shabeellah Dhexe, ahaana intii aan la dhisin maamulka Hirshabelle.

dhinaca kale Axmed Washington ayaa ahaa madaxii xafiika EU-da ee Soomaaliya 10 sano ka hor.

La soco wixi so kordha

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor