Maamulkii G/Hiiraan oo xilka laga qaaday iyo kuwa Cusub oo la magacaabay

Wararka aan ka heleyno Magaaalda Baladweyne ee Xarunta gobolka hiiraan ayaa waxa ay sheegayaan in xilalkii laga qaaday masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka Hiiraan oo uu ugu horeeyo gudoomiyaha gobolka Hiiraan.

Gudoomiyaha Cusub ee Gobolka hiiraan  ayaa lo magacaabay Cumar aadan deqoow cumar baadiyoow oo horay u ahaa duqii dagmada Baladweyne

Sidoo kale Wareegtada kas oo bvaxday Xafiiska madaxweynaha hir-Shabeelle xilkii looga qaaday gudoomiye ku xigeenkii dhanka amniga iyo Siyaasada Maamulka gobolka hiiraan Axmed Inji iyo qaar kale oo xubnaha Maamulka ka mid ah.

Magacaabista Iyo Xilka qaadista Gudoomiyahan cusub ayaa  ku so beegmeyso xili dhawan gudoomiye ku xigeenka dhanka Arimaha bulshada uu sheegay in in jahwareer uu ka taagan yahay qaadista Canshuuraha gobolka Hiiraan.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media