Maamulka Iyo Shaqaalaha Radio Dalsan Oo Ka Tacsiyadeyay Geeridii Ku Timid Fartuun Cabdi Maxamuud

Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Radio Dalsan Waxa Ay Tacsi Tiiraanyo leh ay u dirayaan dhamaan Eheladii, Asxaabtii iyo qaraabaadii ay ka geeriyootay Fartuun Cabdi Maxamuud oo ka tirsaneyd shaqaalaha Radio Dalsan.

Waxaa ay Maamulka iyo Shaqaalaha Ay Alle uga baryayaan in Janadii Fardowsa uu Geeyo Marxuumad Fartuun Cabdi Maxamuud.

Inaa Lilaah Wa inaa Ilayhi Raajicuun.

Ma dhinte Waa Allah.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor