Maamulka Hir-Shabeelle oo beeniyay in ay qeyb ka ahaayeen War-Saxaafadeed ka soo baxay Madaxda Maamul goboleedyada

War-Saxaafdeed ka soo baxay Xfiiska Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa lagu cadeeyay mowqifka Hir-Shabeelle ay ka taagan tahay khilaafka Siyaasadeed ee ka jira deegaanada Galmudug.

Sidoo kale War-Saxaafdeedka ayaa lagu beeniyay  Warsaxafadeed maanta lagu sheegay maamul goboledyada in ay Ka soo horjeedaan Xilka qaadista madaxweyne Xaaf iyo in Dowlada Soomaaliya ay bur burineyso maamulada Dalka ka jira oo ku dhisan nidaamka Federaalka.

Hoos Ka khriso War-Saxaafadeedka ka soo baxay Madaxweynaha Hir-Shabeelle

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media