Maamulka Gobolka Shabeeladda Dhexe oo Soo Dhaweeyay Hey’adaha Doona Iney ka Howlgalaan Gobolka

Maxamed Shidaan Cusmaan gudoomiyaha Arrimaha Bulshadda iyo Horumarinta Maamulka Gobolka Shabeeladda Dhexe ayaa soo dhaweeyay Hey’adaha Doonaya iney wax qabtaan Xaaladda dhinaca nolosha ee Gobolka Shabeelada Dhexe.

Waxa uu gudoomiyaha shaaciyay in Hey’ad kasta oo dooneysa iney ka howlgasho Gobolka ay la soo xiriiri karto Maamulkooda.

Gobolka Shabeelada Dhexe ayaa weli u baahan Hey’addo dadka ka taageera Dhinaca Nolosha.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor