Lix qof oo ka Tirsan Al shabaab oo ku dhintay Bam kula qarxay Bardale

Wararka ka imaanaya degmadda Bardale ee Gobolka Baay ayaa sheegaya in ugu Yaraan Lix Dagaalame oo ka tirsan Xarakadda Al Shabab ay ku dhinteen goor dhaweyd Bam ay wadada dhicaneeda ku aasayeen.

Dadka deegaanka waxa ay sheegayaan in sido kale ay jiraan Khasaare kale oo soo gaaray Dagaalamayaal Katirsanaa Al Shabab oo aasay Bamkasi la qarxay.

Ma jirto faahfaahin intaasi ka badan oo dhacdadasi ka soo baxday.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor