Live:-Wareega 2aad ee doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka

Waxaa bilaawday wareega 2aad ee doorashada guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya oo aad u adag.

Waxaa ku tartamaya Xildhibaan Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo Ibraahim Isaaq Yaroow.

Hoos Ka Daawo Doorashada.