(LA-YAABKA & SAWIRO): Maqaayadii ugu horreysay ee Bisadaha u gaarka ah oo laga furay Dubai.

Waxaa magaalladda Dubai ee dalka Imaaraadka Carabta laga furay Maqaayadii ugu horreysay ee Caalamka oo loogu talagalay inay ka cunteeyaan Bisadaha oo keliya.

Maqaayadaasi oo loogu magac daray Ailuromania Cat Café ayaa soo jiidatay macaamil badan oo iyaga iyo Bisadahooda ka soo cunteeya Maqaayadaasi oo nooceeda oo kale aan laga helin Caalamka, gaar ahaan dalalka Carabta.

Waxay leedahay miisas lagu cunteeyo, goobo ay Bisadaha ku nastaan oo Fadhi-carbeed ah iyo goobo ay Milkiilayaasha Bisadaha ku cunteeyaan ama ku nastaan.

Caalamka waxaa horey uga jiray Isbitaalo u gaar ah Xayawaanaadka, sida Bisadaha, Eeyda iyo wixii la mid ah.

baarka bisadaha

baarka bisadah223 baarka bisadaha 10 baarka bisadaha.2 baarka bisadaha 11 baarka bisadaha17 baarka bisadaha15 baarka bisadaha14 baarka bisadaha13 baarka bisadaha20 baarka bisadaha10

BISAD1 baarka bisadaha6 BISAD2 baarka bisadaha9

Waxaa Turjumay: Ahmed Hagi Ugaaska

©Radio Dalsan

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor