La Taliyaha Xafiiska R/Wasaaraha ee arimaha Gudaha iyo Faderaaleynta oo lo magacaabay Xoghiyihi joogtada ee la eryey.

Radio Dalsan ayaa helay xog ku aadan in R/wasaare Kheyre uu  magacaabay  Lataliyaha Xafiiska R/wasaaraha u qaabilsan dhanka Arrimaha Gudaha, Federaalaynta Iyo Dib u hishiisiinta u magacaabay Yaxye Cali Ibraahim.

Wasiir Juxa wasiirka arimaha gudaha  ayaa  22 July 2017 waxa uu xilkii ka qaaday Xoghayihii Joogtada ahaa ee Wasaaradda arrimaha Gudaha Soomaaliya Yaxye Cali Ibraahim.

Xogta ayaa sheegeysa in Yaxye uu hawlgali doono dhawaan.

Dad badan ayaa rumeysan in xaalad kale ay abuurmi karto xiisad kale oo dhex marta Wasiirka iyo Yaxye .

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media