Kulankii Codka Loogu qaadi Lahaa Mooshinkii Barlamaanka Jubbaland oo baaqday

Kulankii Baarlamaanka ee codka loogu qaadi lahaa Baarlamaanka Maamulka Jubbaland ayaa u baaqday tiro yari xildhibaan kadib markii aysan soo xaadirin Tiradda uu ku furmi lahaa Kala fadhigii Maanta.

Waxa Cod Mooshin ah loo qaadi lahaa Baarlamaanka Maamulka Jubbaland oo hore Xildhibaano Dowladda Federaalka ka tirsan ay mooshin uga soo gudbiyeen.

Baarlamaanka Soomaaliya weli ma uusan meel marin hal hindise Sharciyeed tan iyo markii uu furmay Kala fadhigga 6 aad Ee Baarlamaanka.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor