Kulankii Baarlamaanka ee Beri oo u baaqday arimo deg deg ah

Fariimo loogu dirty xildhibaanada telefoonadooda ayaa lagu sheegay in  la baajiyey Kulankii berri lagu balansanaa iney yeeshaan Xildhibaannada Golaha Shacabka.
Baaqashada kulanka Golaha Shacabka waxaa Xildhibaannada Ku wer geliyey Guddoonka Golaha Shacabka arimmo  deg deg ah oo soo kordhay aawgeed.
Wali lama hubo sabab rasmi ah oo ku saabsan booqashada.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor