Kulan looga hadlayo wax qabadka Xukuumadda Soomaaliya oo ka socda M/Muqdisho

Kulanka  ayaa waxa loogu magac daray Soomaalida Cusub ayaa hadda ka socda holka weyne ee sahal oo ku dhow Garoonka Diyaaradaha Aadan-Cadde ee M/Muqdisho.

Kulankn  ayaa waxaa Goobjoog ka ah  Rai’isul Wasaaraha Xukuumaadda Soomaaliya  Xasan Cali Kheyre, Wasiiro, Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo ugu horeyo Xildhibaan Dalxa,kooxaha hobolada Waabari dhamaan Shacabka ku nool gobolka Banaadir bahda Saxaafada iyo qeybaha kale ee Bulshada.

Kulanka ayaa waxaa looga hadli doonaa waxqabadka qaar ka mid ah Wasaaradaha sida Wasaaradda Maaliyada iyo Wasarado kale.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media