Ku Xigeenka Maareeyaha Dekeda oo loo Magacaabay Guddoomiye Ku Xigeenkii Hore ee G/banaadir

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee amniga iyo siyaasada maamulka gobolka Banaadir Maxamed Axmed Diiriye ayaa loo magacaabay maareeye ku xigeenka Deked Muqdisho, kadib wareegto ka soo baxday xafiiska ra’isu wasaaraha Soomaaliya.

Diiriye ayaa xilka ku xigeenka goboka Banaadir wareejiyey 24-kii bishii hore, kaasi oo lagu badalay Saalax Sheikh Maxamed, kadib isbadal lagu sameeyey ku xigeenada iyo xoghayihii gobolka.

 

Ra’islu wasaare Kheyre ayaa dhawaan Dekeda Muqdisho u magacaabay Maareeye cusub,kaasi oo lagu magacabo Axmed Washington, waaxaana uu bedelay C/llaahi Cali Nuur oo in muddo soo hayey xilkaas.

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media