Kooxo hubeysan oo nabadoon caan ah ku dilay Muqdisho

kooxo hubeesan ayaa la sheegay in galabnimadii maanta ee aga-gaarka isgooska Labo-dhagax ku dileen nabadoon siweyn looga yaqaanay Muqdisho

dad goobjoogayaal ah ayaa Dalsan u xaqiijiyay dilka nabadoonka oo la sheegay in lagu magacaabi jiray nabadoon Shire Jimcaale Doongaale

dadaka qaar ayaa sheegaya in nabadoonkan uu hogaamin jiray mid kamid ah beelaha Soomaaliyeed