Kooxo hubeesan oo nin naafo ahaa ku dilay isgoska Siinaay ee Muqdisho

sida ay Dalsan u xaqiijiyeen dad goobjoogayaal ah kooxo hubeensan ayaa maqrinimadii caawa ay iska gooska Siianaay dagmada Wardhiigley ku dileen nin la sheegay inuu naafo ahaa isla mar’ahaantaana uu rari jiray gawaarida bii’elka ah ee iskaga kala gooshaya isgooskaasi.

dadka goobjooyaasha ah ayaa intaa ku daray in ay baxsadeen kooxdii dilka geestay kadibna ay goobta gaareen ciidamo ka tirsan kuwa dowlada Soomaaliya kuwaa soo oo baaritano kooban ka sameeyay goobta uu falka ka dhacay