K/Galbeed oo Hirsabelle ku eedeyneysa iney biyo xiren ka sameeyeen Wabiga Shabelle(Warbixin)

Beeralayda Shabeellaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa ka cabanaya in maamulka Hir-Shabeelle uu biyo xireen ku sameeyay webiga Shabeelle.

Beeralayda ayaa cabasho rasmiya u gudbiyay dawladda Federaalka si ayarintaan usoo faragaliyaan waxaanse wali aysan dawadda gaar ahaan wasaarada arimaha gudaha shaacin xiliga ay dacwdaaas galeyso.

Waa doodi ugu horeysay oo dhex marta laba maamul goboleed oo ku aadan xuduudaha  horey waxaa loo arki jiray doodo xuduudeed u dhaxeya  federaalka iyo maamul goboleedyada .

Xiriiro aan la sameenay labada maamul ayeey ka gabsadeen arin kaan iney faahfaahin ka bixiyaan.