Kenya oo Xirtay 16 Wadaad oo Lala Xiriiray Al Shabab

Ciidamadda Booliska Dalka Kenya ayaa xiray Ugu yaraan 16 Wadaad oo caan ahaa oo laga Xeray Masjid ku yaala Deegaanka Marsabit.

Ciidamadda Booliska waxa ay ku eedeyeen Raggan Wadaada ah iney Xiriir la leeyihiin Kooxda Al Shabab.

Ciidamadda ayaa 16 Qof ku wareejin doona Ciidamadda La Dagaalanka Argagixisadda Kenya Ee ku sugan Magaalada Nairobi.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor