Kala Fadhiga Lixaad Ee Baarlamaanka oo aan Maanta la soo xirin

Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta lagu waday iney soo xiran Kal Fadhiga Lixaad Ee Baarlamaanka oo hore loo qorsheeyay inuu soo xiro Madaxweyne Xasan Sheekh.

Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa geli doona Maalmo fasax ah inta lagu jiro Toddobaadyada Ciidul Adxa.

16 bishan September oo Maanta ku beegan ayaa lagu waday in la soo xiro kala fadhiga 6 aad ka hor fasaxa Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor