Japan oo Malaayiin Dollar ugu deeqday Dib-u-soo-celinta Qaxootiga Soomaalida.

Xafiiska Hay’adda QM ugu qaabilsan Arrimaha Qaxootiga ee Somalia ayaa soo dhaweysay Kaalmo Dhaqaale oo ay Dowladda Japan ugu talagashay Soo-celinta Qaxootiga Soomaalida ku nool Kenya iyo Qoysaska ay Abaruhu saameeyeen.

Lacagta ay Dowladda Japan ku deeqday ayaa ah 10-million, 544,000 oo Dollar ayaa waxaa kale oo lo odeegsan doona Taakuleynta Daryeelka Caafimaadka Asaasdig, Hoyga, Waxbarashadda iyo Adeegyaddda Asaasiga ee Bulshadda ee Qaxootiga soo laabanayo, Tababarka Farsamadda, Kalluumeysiga iyo Taageero l siinayo Xoolaleyda iyo Beeralayda.

Dhinac kale, UNHCR  yaa bishan April 7-dii sheegtay inay taageereen sidii ay 61,425 Qaxooti ah ugu soo laaban lahayeen dalka somalia.

In ka badan 200,000 oo ka mid ah dadkaasi ayaa soo laabtay afartii bilood ee ugu horreysay ee sannadkan 2017-kii.

©Radio Dalsan

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media