Janaraal Badmaceeye oo Maanta Aas Qaran loogu sameynayo Magaalada Muqdisho

Maaanta ayaa la filayaa in aas_Qaran Magaalada Muqdisho ee Caasimadda dalka Soomaaliya loogu sameeyo Allaha u Naxariistee  Janaraal Badmaceeye oo ku  Geeriyooday Dalka Dibadiisa.

Marxuumka ayaa Salaada janaasada waxaa  Lagula  Dukan doonaa Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya Waxaana Ka  Qeybgalaya Salaada Janaasada Madaxweynaha Jamhuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulalahi Farmaajo.

Sidoo kale Aaska waxaa goobjoog ka noqon doona Xildhibaano Wasiiro iyo ehelada Marxuumka