“Isbuuc ayu maqnaan doona internetka Muqdisho “Wasaarada Boostada iyo isgaarsinta

Axmed Xaaji Cabdalla agaasimaha guud ee wasaarada boostada iyo isgaarsiinta ayaa u sheegay warbaahinta in cilad ku timid cable yaala badda kaas oo uu sheegay in markab jaray

“cilad bixin ayaa socota todobaadna wu maqnaan doonaa “ayu yiri Abdalla

Dadka Muqdisho ayaa internet la’aa 24 saac ee i dambeysay kadib markii cable go’ay ,waxaana at ku so aaday xili dabaaldaga ciida lagu jiro

Dad badan ayu saameeyey oo waayey xirirki eheladooda iyo iney isugu hambalyeeyaan warbaahinta bulshada.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor