Hooyo Jimco Faarax oo u baahan Gurmad Caafimaad

Marka laga soo tago da’deeda iyo Dhibaatada nololeyd ee ay ku jirto waxa joogeystay Cuduro ay iyada iyo qoyskeeduba ay awoodi waayen in ay daawo u helaan.

Codkeedii ayaa isbedelay oo u yeeraya sida shimbirihii oo kale ama noqday cod qafiif ah oo aadan fahmi karin waxa ay sheegeyso,Xanuunka haya darteed.

Hoyga ay gabaad ahaan ugu nool yihiin ayabyada dhexyaalada ayaa muujinaya Heerka liidashada Noloshada Hooyo Jimco Faarax iyo reerkeedaba.

Dabcan waxa ay noloshaasi kala sinnaan kartaa dad kale oo fara badan,hase ahaatee Fartuun Cabdi Cali oo ka tirsan Radio Dalsan ayaa Jimco ku booqatay gurigeeda Warbixintan ayayna ka sameysay.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor