Khubaro ka tirsan Hay’addaha Ammaanka ee Yuhuudda ayaa ku usgan gudaha Kenya, si ay ciiddanka dalkaasi ula wadaagaan hawlgalladda lagula dagaalamayo Alshabaab.
Saraakiishaasi oo ka kooban 10- qof ayaa la sheegay inay Talooyin siinayaan Shirkadaha Dowladda iyo kuwa Gaarka loo leeyahay si looga hortago cabsida weeraradda ee Alshabaab.
Danjiraha Yuhuudda u jooga dalka Kenya, Yahel Vilan ayaa u sheegay Suxufiyiinta inay Kenya iska kaashanayaan La-dagaalanka Alsshabaab iyo in xididida loo siibo waxa keenay cabsida Argagixisadda, waa sida uu hadalka u dhigay.
Danjiraha waxa uu carrabka ku hduftay inay Kenya muhiim u tahay Yuhuudda, isla markaana ay wadaagi doonaan wax kasta oo lagu sugayo Ammaanka Qaranka Kenya, isla markaana ay ugu deeqi doonaan Teknoolajiyadda Sirdoonka iyo Ammaanka.
Trending
- Dhageyso:- Barnamijka Wareegga Wararka 24-Ka Saac Ee Radio Dalsan 29/06/2022
- Dhageyso:- Warka Habeen Ee Radio Dalsan 29/06/2022
- Sawirro: Madaxweyne Xasan Sheekh oo shacabka uga warbixiyey xaaladdiisa Caafimaad
- Madaxweyne ku-xigeenka Galmudug oo magacaabay Guddoomiye ku-xigeen cusub
- Egeyga Abaaraha iyo Hantidhowrka Qaranka oo ka shiray howlaha Gurmadka Abaaraha
- Akhriso: Heshiis Dowladda Somalia iyo Sacuudiga qorsheynayaan inay kala saxiixdaan
- Dhageyso:-Warka Duhurnimo Ee Radio Dalsan 29/6/2022
- Wararkii ugu dambeeyay Qaraxyo xooggan oo ka dhacay magaalo kamid ah Itoobiya
- Madaxweynaha Somaliland oo Maanta Wasiir ku-xigeen cusub magacaabay
- Ra’iisul Wasaare Xamse Barre oo Maanta si rasmi ah uga shaqo bilaabay Xafiiskiisa