Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Gedo oo loo diiday Garbaharey

Ila Wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in Saakay loo diiday Gudoomiyihii Hore Ee Gobolka Gedo Maxamed Cabdi Kaliil inuu gudaha u galo Magaalada Garbaharey.

Gudoomiyaha iyo ciidamo ilaalo u ah ayaa imminka ku sugan Duleedka Magaalada waxana is hor istaagay Maamulka imminka ka jira Halkasi.

Xiisad balaaran ayay sheegayan dadka deegaanka in Maanta ay jirto Cabsi ayayna dadka ka qaban isku dhac ka dhasha Halkasi.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor