Gudoomiyaha gobalka Banaadir oo Ankara kula kulmay madaxda ugu saraysa Turkiga

Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho oo ay wehlinayaan xubno ka mid ah maamulkiisa ayaa magaalada Ankara ee dalka Turkiga waxa uu kula kulmay madaxda Hay’adda bisha Cas ee fadhigoodu yahay Ankara.

Eng: C/raxmaan Cusmaan Yariisow iyo gudoomiye ku xigeenka arimaha Bulshada ee maamulka gobalka Banaadir ayaa kulan ay la qaateen Xoghayaha dowladaha hoose ee magaalada Ankara waxaa looga hadlay sidii turkigu ay gacan uga gaysan lahaayeen qorshaha waxa loogu qabanayo Barkacayaasha ku sugan Muqdisho.

Dhinaca kalana gudoomiyaha gobalka Banaadir ahana duqa Muqdisho ayaa kulan gaar ah la qaatay madaxda hay’adda bisha Cas ee fadhigoodu uu yahay magaalada Ankara ee dalka Tukiga waxaana gudoomiyuhu uu ka dealbaday in ay kalin ka qaataan Barakacayaasha.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media