Gudoomiyaha Aqalka Sare oo ku baaqay in fursad la siiyo wasiirada cusub

Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi  ayaa ugu baaqay Xildhibaanada Baarlamanku iney xukuumada cusub siiyaan fursad ay ku shaqeyso,

Wax sheegay inuusan cal u arag in laga horyimaado iyadoo aan arkin waxqabadkeeda iyo sida ay hawlahooda u gutaan .

“Nidaamka dowladnimada inaan ilaalino ayaa fiican oo aysan wax walba naga noqon diidmo”ayu yiri Cabdi Xaashi

Hadalka Cabdi Xaashi ayaa imanaya iyadoo xildhibaanada qaar ka hor yimaadeen wasiiradi cusub ee la magacaabay.