Gudiga doorashooyinka oo beri bixin doona shahaadooyinka xildhibaanada la doortay

Maalinta Arbacada ee beri ayaa waxaa si rasmi ah u bilaaban doona, bixinta shahaadooyinka la siinayo xildhibaadda cusub ee dhawaan la doortay, sida gudiga ay sheegeen.

Doorashadda Soomaaliya, ayaa la filayaa in ay dhawaan qabsoonto, waxaana xildhibaanadda ay yihiin kuwa dooran doona, madaxweynaha cusub ee somaaliya.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor