Guddoomiyihii Degmadda Shingani oo xilka laga qaaday, lana soo magacaabay Guddoomiyihii hore ee Shingaani.

Wareegto ka soo baxday Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Xukuumadda Federalka, C/raxmaan Odawaa’ ayaa waxaa xilka looga qaaday Guddoomiyihii Degmadda Shingaani, Axmed Xasan Maalin.
Axmed Xasan Yallaxow

Sidoo kale, Guddoomiyaha cusub ee Degmadda Shingaani ayaa loo magacaabay Saciid C/qaadir Saciid oo isaga horey xilkaasi looga qaaday bishii June ee sannadkan.

Guddoomiyaha Shingaani

Halkan ka akhriso Wareegtadda Wasiirka Arrimaha Gudaha:

wareegto 1

©Radio Dalsan       

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor