Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo sheegay in la qaado dhagaxaanta lagu xiray wadooyinka Mogadishu.

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo qaado dhagaxaanta lagu gooyay wadooyinka qaar ee dhex mara Magaaladda Mogadishu.

Waxaa uu si gaar ah uu uga hadlay wadooyinka muhiimka ah sida, wadada dhinac marka degadda Magaaladda.

Dhagaxaanta, ayaa waxaa dadka ay u arkaan mid ah kaga nabad gali karaan weeraradda ka dhacay Muqdishu.

Hadlka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Sheekh Yuusuf Xuseen Jimcaale, ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xili weeraro badan ay ka dhacayaan magaaladda.

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor