Golaha Wasiiradda Soomaaliya oo Ansixiyay Gudiyadda Federaalka,Xuduudaha iyo Doorashooyinka

Kulankii Maanta Ee Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu ansixiyay Gudiyadda Doorashadda,Xuduudaha iyo Federaalka.

Haddaba Gudiyadasi waa Sida soo socota.

Xubnaha Guddiga adeegga Garsoorka

1-Dr Axmed Cali Daahir Xeer-ilaaliyaha Qaranka, 2-Caydiid Cabdullaahi Ilka-xanaf, Guddoomiyaha Maxkamadda sarre ee dalka, 3-Abuukaate Maryan Xaaji Cilmi Ibraahim, ururka Garyaqaannada Soomaaliyeed, 4-Shariif Sheekh Unnaa Mayee, Bulshada Rayidka  5-Abuukaate Prof” Ciise Axmed Warsame, ururka garyaqaannada Soomaaliyeed iyo 6-Sheekh Cismaan Ibraahim Axmed Bulshadda Rayidka.

Xubnaha Gudigga Doorashooyinka

1-Saciid Xaashi Warsame 2- Maxamed Xasan Taani 3-Xuseen Cabdi Aadan 4-Saciid Cali Sheekh Maxamed 5-Maxamed Axmed Nuur 6-Caraxmaan Cusmaan Dirir 7-Maxamed Daahir Maxamuud 8-Xaliimo Ismaaciil Cali 9-Khadiijo Cosoble Cali.

Xubnaha Guddigga Xuduudaha

1-Muuse Garad Cabdullaahi 2-Liibaan Cali Sahal 3- Maxamed Muxuddiin Sheekh Mursal 4-Dr Cabullaahi Gacal Cabdi 5-Abuukar Sheekh Cabdi Ibraahim 6-Saciido Xasan Cusmaan 7-Xuseen Xaashi Xasan 8-Cabdi Khaaliq Cabdullaahi Xamsa 9-Khaliif C/kariim Maxamed.