Golaha Wasiirada oo kulan Deg Deg ah la isugu yeeray

Golaha Wasiirada Xukuumadda Soomaaliya ayaa Maanta oo Arbaco ah isugu imaanaya kulan Deg Deg ah kaas oo lagu wargeliyay in ay isugu yimaadaan saacadu marka ay tahay 10-ka Barqanimo.

Kulanka ayaanan la ogeyn waxa looga hadli doono balse waxa uu ku soo aadayaa xili dowladda Soomaaliya ay wajaheyso culeyso kaga imaanaya dhiibistii Cabdi Kariin Muuse Qalabi Dhagax oo Baraha Bulshada si aad ah looga hadal haayo.

Wararka kala duwan oo ka soo baxaya Kulanka Maanta ee Golaha wasiirada iyada oo Shacabka Soomaaliyeed ay ka dhursugayaan Go’aanada ay dowladda Soomaaliya ka soo saari doonto arrinta Qalbi Dhagax iyo weerarkii deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media