Golaha Iskaashiga Dowlad goboleedyada oo ka digay in la bartilmaameedsado Siyaasiyiinta Mucaaradka ah

Golaha Iskaashiga Dowlad  goboleedyada dalka ka jira ayaa War ka  soo saaray weerarkii iyo xarigii Siyaaasiga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame.

War qoraal ah oo ay soo saareen ayaa waxa ay ku sheegeen in ay sidhow ula socdeen xiisada Siyaasadeed ee uu dhaliyay weerarka Guriga Cabdiraxmaan Cabdi Shakuur Warsame.

Sidoo kale wax ay qoraalkooda ku sheegen in ay ka digayaan in la bartilmaameedsado Siyaasiyiinta mucaaradka ku ah dowladda dhexe ee Soomaaliya.

Hoos Ka Akhriso qoraalka ay soo saareen oo dhameystiran.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media