General Morgan “ Waa Noolahay warka SNTV laga baahiyeyna wa been waqtigeyga Ayaan sugayaa”

Isago Dalka Cumaan jooga ayuu Soo duubay fariin Muuqaal ah General Maxamed Sicid Xirsi Moorgan oo ahaa wasiirki gaashandhiga dawladii Siyaad Barre waxuuna sheegay in Facebook TV -ya Qaranka lagu qoray inu geeriyooday Balse u noolyahay

“Ehelo baa telefoon igu waalay Waxaan idiin sheegayaa waxay rabaan ha sheegeen waqtigeyga Ayan sugaya “ayuu si raaciyey.

Hoos Ka Daawo Muuqaalka.

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media