Ganacsade Soomaali ah oo lagu Dilay Koonfur Afrika

Muwaadin soomaali ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay dalka Koonfur Africa, kadib markii kooxo burcad koonfur Africaan ah ay weerareen.

Jaaliyada soomalida ee dalkaasi ayaa sheegay, in meydka ninkaasi soomali ah lagu aasay magalada North West. Dhacda ee lagu magacaabo Rustenburg.

Tan iyo markii boqorka Suuluuga ee dalkaasi, uu ku dhawaaqay in la joojiyo isbeegsashada xaga jinsiga, ayaa waxaa soomaali badan ay aaminsanyihiin in ay yaraaden dilalka, balse iminka waxa loo maleynaya mar kale in ay soo bilaawden.

 

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor