Galmudug: Shirkadaha Diyaaradaha waa inay ku soo degaan garoonka cusub ee Galakacayo.

OSHACA AIRPORT

 

Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Duulista Hawada ee Dowlad-gobaleedka Galmudug, C/kariim Macallim Axmed ayaa soo saaray War-saxaafadeed lagu amrayo Diyaaradaha ka shaqeeya Deegaanadda Galmudug inay Duullimaad cusub ka bilaabaan Garoonka cusub ee Diyaaradaha ee OSHACA ee Koonfurta magaalladda Gaalkacayo.

Wareegto uu soo saaray Wasiirka ayaa waxa uu ku sheegay Diyaaradii aan Duullimaad ku samaynin Garoonkaasi in lagala laaban doono Fasaxa Ruqsadda Shaqo, lagana mamnuuci doono Hawada Galmudug.

Halkan ka akhriso Wareegtadda Wasiirka oo Dhamaystiran:-

GALMUDUG

About Dalsan Editor

View all posts by Dalsan Editor