DHAGEYSO: Galmudug oo Ahlu sunna ugu Baaqday in loo midoobo Doorashada Cadaado

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Galmudug Maxamed Xaashi Carabey ayaa sheegay labadii sano ee la soo dhaafay oo uu madaxweyne ku xigeen ka ahaa inay fashilmeen wada hadalo dhexmaray Galmudug iyo maamulka gobolada dhexe ee Ahlu suuna, hasa’ahaatee loo baahanyahay hada in loo midoobo doorashada madaxweynaha Galmudug ee ka dhaceyso magaalada Cadaado.

Carabey waxaa uu ugu baaqay garabka Ahlu sunna inay ka qeybgalaan doorashada, si hal maamul ay u yeeshaan gobolada dhexe.

Halkaan hoose ka dhageyso Codka.