Gabadhaha Xildhibaanada ah oo ka baxay Maanta kulankii Baarlmaanka

Gabdhaha xildhibannada ah ayaa isaga  ka baxay fadhiga barlamanka ayago ka cabanaya xadgudub lagu sameeyay dastuurka markii laga reebay gudiyo muhim ah

Xildhibaan Sagal Isaaq Biixi ayaa barteeda Facebook ku so qortay arinta ,
Gudiyada laga reebay Xildhibaanada gabdhaha ayaa waxa ka mid ah dastuurka.
Wixii soo Kordha kala socda radiodalsan.com