Gaari ay leeyihiin Ciidamada Amisom oo ku Gubanaya M/Muqdisho

Gaari ay leeyihiin Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom ayaa xiligaan ku Gubnaya qeybo kamid ah Isgoyska KM 4, ee magaalada Muqdisho kadib markii Gaarigaas uu dab ka kacay.

Macada weli sababta ka dambeysa balse Ciidamada Amisom ayaa xiray Wadada KM4,iyagoo u diidaya in dadka iyo Gaadiidka ay maraan iyagoo ka cabsiqaba in uu qarax sameeyo alaab Hubka noocyadiisa kala duwan ah oo Gaariga Gubanaya saaran.

Hada ayaa waxaa Goobta gaaray Gaarida dam demiska ee ay leeyihiin Ciidamada Amisom  si uu u demiyo dabka ka kacay gaariga u demiyaan.

Mararka qaar ayaa cilado yimaada aawgeed waxaa dhacda in Gawaarida ay iska holcaan balse markii dambe si iskiis ah u demo taas oo lagu sheegay in ay keento Shaqo badan uu sameynayo.

Wixii ku soo kordha kala socda radiodalsan.com

 

About Bilan Media

Bilan is Somalia’s first ever all-women media team. Staffed and run entirely by women with full editorial independence, the unit covers hard news and in-depth features, holding leaders to account and making sure the media represents all citizens, men and women, weak and powerful, rich and poor.

View all posts by Bilan Media